Hoggaamiyaha Mujaahidiinta Naigeria oo Hanjabaad Culus Ujeediyay Dowladaha Kaamiroon,Jaad iyo Chana.

Wednesday January 21, 2015 - 19:54:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyaha Mujaahidiinta Naigeria oo Hanjabaad Culus Ujeediyay Dowladaha Kaamiroon,Jaad iyo Chana.

    Sheekh Abuubakar Shakawa amiirka mujaahidiinta Ahlusuna Lidacwah "Boko Haram" ee wadanka Naigeria ayaa sheegay in ciidamo badan oo xukuumadda dabadhilifka ah katirsan ay ku gummaadeen magaalada Baga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Abuubakar Shakawa amiirka mujaahidiinta Ahlusuna Lidacwah "Boko Haram" ee wadanka Naigeria ayaa sheegay in ciidamo badan oo xukuumadda dabadhilifka ah katirsan ay ku gummaadeen magaalada Baga.



Filim Maqal iyo Muuqaal ah oo kasoo baxay Mujaahidiinta Naigeria ayuu kasoo muuqanayay Sheekh Shekawa ayuu hadal kulul kula hadlayaa dowladaha ree galbeedka iyo kuwa Afrikaanta ah ee hoggaaminaya dagaalka ka dhanka ah muslimiinta.

Wuxuu sheegay in isabaheysiga cusub ee ay ku midaysanyihiin dowladaha galbeedka qaaradda Afrika uusan dhankooda wax walwal ah ku heyn ayna afka ciidda u dari doonaan cadawga.

Mar uu soo hadal qaaday caaydii ay gaalo Faransiis ah ugeysteen Nabigeena Muxamed wuxuu sheegay in muslimiintu ay difaacan doonaan muqadasaadkooda.



"Boqorada Afrika oo dhan waxaan leenahay kaalay halkan Naigeria imaada idinkoo kafara ah annaga ayaaba idinkusoo sugaynayeā€¯ayuu yiri Hoggaamiyaha mujaahidinta Naigeria.

Hanjabaadda kasoo yeertay Sheekh Shakawa ayaa imaanaysa xilli isbaheysi ay ku midaysanyihiin wadamada Jaad,Kaamiroon iyo Ghana maalmo ka hor lagu dhawaaqay ayna iclaamiyeen in Boko Haram ay ku duuli doonaan.

Related Items