Madoobe Nuunoow "Majiro Wax Heshiis Ah Oo Lagu Mideeyay Maamullada Koonfur Galbeed".

Tuesday June 24, 2014 - 12:05:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madoobe Nuunoow "Majiro Wax Heshiis Ah Oo Lagu Mideeyay Maamullada Koonfur Galbeed".

    Maamulka isku magacaabay Lixda gobo lee Koonfur galbeed Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa waxba kamajiraan kasoo qaaday kulan shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madoobe Nuunoow
Maamulka isku magacaabay Lixda gobo lee Koonfur galbeed Soomaaliya ee fadhigiisu yahay magaalada Baydhabo ayaa waxba kamajiraan kasoo qaaday kulan shalay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Madoobe Nuunow oo sheegtay hoggaamiyaha maamulka Lixda gobolka ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta ku sheegay in uu qaadacay midnimo ay gaareen labada maamul ee Baydhabo looga dhawaaqay bilo ka hor.

"Majiro heshiis aan saxiixnay oo lagu mideeyay maamullada sedaxda gobolka iyo lixda gobol dhawaqii Muqdisho kasoo yeeray waa mid aan loo dhameyn”ayuu yiri Madoobe oo lahadlay Idaacadda Risaala.

Munaasabad shalay ka dhacday magaalada Muqdisho ayuu Xasan Sheekh Maxamuud uga dhawaaqay in lakala diray maamulkii Lixda gobol islamarkaana ay dowladda Federaalka taageersantahay maamulka sedaxda gobol garabka Shariif Sakiin.


Magaalooyinka ay xoogga ku heystaan ciidamada gumeysiga Itoobiya waxaa kajira maamullo qowmiyiin qaab fowda ah ku dhisan oo qabiil walba sheeganayo dowlad goboleed.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]


Related Items