Ogeysiis:Sheekh Xasaan Xuseen oo Qabanaya Muxaadaro Lagu Difaacayo Rasuulkeena SCW

Friday January 23, 2015 - 20:11:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Ogeysiis:Sheekh Xasaan Xuseen oo Qabanaya Muxaadaro Lagu Difaacayo Rasuulkeena SCW

    Sheekha Caalim ah ee Soomaaliyeed Xasaan Xuseen Aadam ayaa qabanaya muxaadaro qayim ah oo lagu difaacayo Nabigeena Maqaamka sare leh ee Muxamed Sallaahu Caleyhi Wasalama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekha Caalim ah ee Soomaaliyeed Xasaan Xuseen Aadam ayaa qabanaya muxaadaro qayim ah oo lagu difaacayo Nabigeena Maqaamka sare leh ee Muxamed Sallaahu Caleyhi Wasalama.

 


Maktabadda Daarul Xadiith ayaa baahisay ogeysiis ku saabsan muxaadarada uu sheekhu qaban doono maalin kadib.

Muxaadaro Difaaca Rasuulkeena SCW

Ikhwaanii Fillaah Sheekheena Abuu Salmaan Xafidahullaah, Galabta Axada Ay Taariikhdu Tahay Rabiicu Thaani 4, 1436H Kuna Beegan January 25, 2015 Wuxuu Inoo Jeedinaayaa Muxaadaro Uu Ku Difaacaayo Rasuulkeena SCW. Muxaadarada Cinwaankeedu Waa

'' وظهر أمر الله وهم كارهون " Muxaadarada Waxay Kabaxaysaaa Maktabada Daarulxadiith.

Xigasho:Daarulxadiith.com



Related Items