Dhageyso:Beeralayda Khaatka Kenya Oo Oohin Afka Qabsaday Kadib Mamnuucistii UK.

Tuesday June 24, 2014 - 18:00:52 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Beeralayda Khaatka Kenya Oo Oohin Afka Qabsaday Kadib Mamnuucistii UK.

    Britain ayaa waxay manta ku biirtay waddamada kale ee mamnuucay cunista Qaadka, oo ay inta badan cunaan dadka ka soo jeeda Somalia, Yemen iyo Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Soomaali Maandooriyaha Khaatka Cantuugaya
Britain ayaa waxay manta ku biirtay waddamada kale ee mamnuucay cunista Qaadka, oo ay inta badan cunaan dadka ka soo jeeda Somalia, Yemen iyo Itoobiya.

Dowladda ayaa sheegaysaa mamnuucida qaadka in ay Briatin kala mid dhigayso waddamada kale eek u jira midowga Yurub iyo Maraykanka.

Dadka taageersan joojinta qaadka ayaa ku dooda inuu keenay dhibaatooyin caafimaad iyo bulsho halka kuwa taageerayay in aan la joojin ay ku doodaan inuu yahay dhaqan bulsho iyo balwo la isaga madadaasho.

Kenya ayaa ah waddanka tirada ugu badan ee qaadka u dhoofiya Britain. Weriyaha BBC-da Ahmed Haji Hassan oo jooga degaanka Meru ee bariga dalka Kenya halkaas oo laga beero qaadka waxa uu sheegayaa in beeralayda ay ku baaqayaan in aanan laga joojin qaadka ay u dhoofinayeen Britain.



Xigasho:BBC


Related Items