Iska Hor'imaadyo Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Deegaanka Qooqaani.

Saturday January 24, 2015 - 09:51:28 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iska Hor'imaadyo Khasaara Dhaliyay oo ka Dhacay Deegaanka Qooqaani.

    Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen deegaan hoos yimaad degmada Afmadoow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobollada Jubbooyinka ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka qarxeen deegaan hoos yimaad degmada Afmadoow.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ay dhowr jiho ka weerareen saldhig ay ciidanka gumeysiga Kenya iyo maleeshiyaadka dabadhilifyada dagaal ooge Axmed Madoobe.

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in ciidamada muslimiinta ay dagaalka ku qabsadeen dhowr difaac oo ay ku sugnaayeen ciidamada shisheeyaha Kenya.

Ma ahan markii ugu horraysay oo dagaallo ay ka dhacaan deegaanka Qooqaani,dhammaan degmooyinka iyo deegaanada cadawgu uga suganyahay dalka ayaa ah furimo dagaal.

Related Items