Dowladda Turkiga oo Taageero Dhaqaale U fidinaysa Xukuumadda Itoobiya.

Saturday January 24, 2015 - 10:30:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Turkiga oo Taageero Dhaqaale U fidinaysa Xukuumadda Itoobiya.

    Madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa ku dhawaaqday in iskaashi dhan walba ah ay layeelan doonto dowladda gumeysiga Itoobiya ee dhibaatada ka wadda bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha xukuumadda dabadhilifka Turkiga ayaa ku dhawaaqday in iskaashi dhan walba ah ay layeelan doonto dowladda gumeysiga Itoobiya ee dhibaatada ka wadda bariga qaaradda Afrika.

Erdogaan ayaa socdaal uu ku tegay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya wuxuu kulamo kula qaatay madaxda dalkaasi waxaana la sheegay in labada dhinac ay iska kaashan doonaan dhaqaalaha iyo ammaanka.

R/wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desaleg iyo Erdogaan oo shir jaraa’id wada qabtay ayaa sheegay in Turkiga uu dhanka horumarka ka taageeri doono Itoobiya.

Ilo wareedyo dhanka dublumaasiyadda ah ayaa sheegaya in xukuumadda Turkiya ay Itoobiya ka gacan siin doonto amniga iyo dhaqaalaha,dowladda Itoobiya ayaa duullaan toos ah kusoo qaadday dalka Itoobiya iyadoona Turkiga ay duullaan dhanka akhlaaqda ah ku heyso shacabka soomaaliyeed ee Muslimka ah.

Related Items