Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Sheegtay in Ciidanka Puntland ay Ku Jebisay Dagaallo ka Dhacay Deegaanka Galgala.

Saturday January 24, 2015 - 21:59:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Xarakada Al Shabaab oo Sheegtay in Ciidanka Puntland ay Ku Jebisay Dagaallo ka Dhacay Deegaanka Galgala.

    Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay dagaalladii cuslaa ee sanaddii 2014 ka dhacay deegaanka Galgala iyo deegaanno dhaca duleedka Boosaaso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa faah faahin ka bixisay dagaalladii cuslaa ee sanaddii 2014 ka dhacay deegaanka Galgala iyo deegaanno dhaca duleedka Boosaaso.

Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Al Shabaab ayaa shir Jaraa’id oo uu qabtay kusoo gudbiyay tirakoob ku saabsan dagaaladdii ay ciidankoodu lagaleen maleeshiyaadka maamulka Puntland oo ay saraakiil Mareykan ah.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id ee Abuu Muscab MP3

Related Items