Dhageyso:Amiirkii Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca Liibiya oo Shahiiday.

Saturday January 24, 2015 - 21:58:11 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Amiirkii Mujaahidiinta Ansaaru Shareeca Liibiya oo Shahiiday.

    War rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka mujaahidiinta Ansaaru shareecah Liibiya ayaa lagu xaqiijiyay in uu shahiiday amiirkii mujaahidiinta Sheekh Muxamed Al-Zahaawi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka mujaahidiinta Ansaaru shareecah Liibiya ayaa lagu xaqiijiyay in uu shahiiday amiirkii mujaahidiinta Sheekh Muxamed Al-Zahaawi.

Kalimad maqal ah oo uu jeediyay Sheekh Khaalid Al-Madani oo katirsan mas’uuliyiinta Ansaaru Shareecah Liibiya ayaa lagu sheegay in sheikh Zahaawi uu ku baxay wadadii uu rabay oo ah in allaah dartiis loo dilo.

Ansaar Shareecah Liibiya waxay sheegtay in dilka hoggaamiyahoodi uusan wax saameyn ah ku yeelan doonin dagaalka Jihaadka Liibiya ka socda ee lagula jiro wakiillada Mareykanka ee mandiqadda.

Allaha u naxariistee Sheekh Max’med Al-Zahaawi ayaa caan ku ahaa hoggaaminta dagaalka magaalada Banqaazi isagoona ahaa sheikh ku dhashay magaaladaasi kuna barbaaray wuxuu kamid ahaa dadkii ugu horreeyay ee la dagaalamay daaquudkii Mucamar Al Qadaafi.


Halkan ka dhageyso Warka Ansaaru Shareeca kasoo baxay MP3

Related Items