Xildhibaan Dalxa "Marko Waxay Fiicneyd Xilligii Al Shabaab Joogeen" Dhageyso.

Wednesday June 25, 2014 - 04:31:54 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 2
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Dalxa "Marko Waxay Fiicneyd Xilligii Al Shabaab Joogeen" Dhageyso.

    Xildhibaan Maxamad Cumar Dalxa oo u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in ay dowladdu mas'uul ka tahay dagaal beeleedyada ka jira magaalada Marko iyo meelaha lamidka ah ee ah ee ay shihseeyaha iyo ciidankoodu joogaan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaan Maxamad Cumar Dalxa oo u waramay warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa sheegay in ay dowladdu mas'uul ka tahay dagaal beeleedyada ka jira magaalada Marko iyo meelaha lamidka ah ee ah ee ay shihseeyaha iyo ciidankoodu joogaan.

Dalxa ayaa sheegay in dowladdu magac ahaan u jirto laakin aysan muuqan raad dowladeed wuxuuna tusaale usoo qaatay isbaarooyinka xad dhaafka ah ee ciidamada dowladda u yaalla gobolka.

Su’aal la weydiiyay oo la xiriirtay farqiga u dhaxeeya xaaladda magaalada Marko kolkii ay joogeen mujaahidiinta iyo hadda oo ay ciidankoodu joogaan ayuu qiray in ay magaaladu fiicneyd markey mujaahidiinta Al-Shabaab joogeen, wuuna sababeeyay.


Related Items