Weerar Qorshaysan oo lagu qaaday Taliska AMISOM Ee Buula Barde .

Thursday June 26, 2014 - 09:09:03 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Weerar Qorshaysan oo lagu qaaday Taliska AMISOM Ee Buula Barde .

    Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal xooggan ka wada saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha Jabuuti ku leeyihiin degmada Buula Barde.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal xooggan ka wada saldhigga ugu weyn ee ciidamada shisheeyaha Jabuuti ku leeyihiin degmada Buula Barde.

Wararka ka imaanaya Hiiraan ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay bartamaha Buula Barde kadibna waxaa bilaawday dagaal culus.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamo hubeysan oo inqimaasiyiin ah ay gudaha ugaleen Hoteel Camaloow oo ah taliska ciidamada Jabuuti ee Hiiraan.

Lasoco wixii soo kordha



Related Items