Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Buula Burde Ka Dhacay.

Thursday June 26, 2014 - 12:17:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Al Shabaab oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerarkii Buula Burde Ka Dhacay.

    Taliska ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xaqiijiyay in ciidanka gaarka ah ee mujaahidiinta ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigga AMISOM ee Jabuuti.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xaqiijiyay in ciidanka gaarka ah ee mujaahidiinta ay weerar qorsheysan ku qaadeen saldhigga AMISOM ee Jabuuti.



Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Al Shabaab oo lahadlay wakaaladda wararka Reuters ayaa sheegay in ciidamo mujaahidiinta katirsan oo soo xirtay darees lamid ah midka ciidanka Jabuuti ay gudaha ugaleen Hoteelka Camaloow halkaasina ay khasaaraha ugu geysteen shisheeyaha Jabuuti.

"Ciidamo hubeysan oo mujaahidiinta katirsan ayaa markale gudaha ugalay Hoteelka Camaloow ee Buula Barde halkaasi oo ay howlgal toogash ah ka wadaanā€¯ayuu yiri Sh.Abuu Muscab oo Reuters lahadlay.



Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa soomaaliya kula dagaalamaysa ciidamo ka socda 6 dowladood Afrikaan calooshood u shaqeystayaal ah kuwaasi oo isku dayaya in ay burburiyaan maamullada islaamiga ah ee kajira Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya.

Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]




Related Items