Dhageyso:Ciidanka Jabuuti iyo kuwa DF-ka Ee Buula Barde Ku Sugan oo Go'doomin Ka Sheeganaya.

Friday June 27, 2014 - 11:32:55 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidanka Jabuuti iyo kuwa DF-ka Ee Buula Barde Ku Sugan oo Go'doomin Ka Sheeganaya.

    Saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Jabuuti ee ku sugan magaalada Buula Barde ee gobolka Hiiraan ayaa walaac ka muujiyay xaaladda degmada ka jirta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiisha ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Jabuuti ee ku sugan magaalada Buula Barde ee gobolka Hiiraan ayaa walaac ka muujiyay xaaladda degmada ka jirta.

Ninka guddoomiyaha degmada Buula Barde ku magacaabay ayaa VOA-da u sheegay in go’doomin daran oo ay Buula Barde saareen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ay saameyn ba’an yeelatay.

"Xaalad aan caadi aheynbaa magaalada Bula Barde kajirta dhammaan waddooyinka degmada soo gala waxaa taagan Al Shabaab wax soo geli kara iyo waxka bixi kara dhanka dhulka majiraan”ayuu yiri Axmed oo ku magacaaban guddoomiyaha degmada.

Horraantii bishii Maarso 2014 ayay Buula Barde ka baxday gacanta mujaahidiinta waxaana degmada qabsaday ciidanka Jabuuti iyo uwa DF-ka wixii xilligaasi ka dambeeyay ayay degmadu aheyd mid go’doon ah waxaana isaga barakacay intabadan shacabkii deganaa.

Related Items