Dhageyso:Sheekh Xasan Takar Oo Soo Gabagabeeyay Tafsiirka Qur'aanka Kariimka.

Saturday June 28, 2014 - 11:24:47 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Xasan Takar Oo Soo Gabagabeeyay Tafsiirka Qur'aanka Kariimka.

    Munaasabad Balaaran oo khatim u ahayd Tafsiirka Quraanka Qariimka oo Muddo sanad ku dhaw socday ayaa lagu qabtay masjid kuyaala degmada Baraawe ee Shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasabad Balaaran oo khatim u ahayd Tafsiirka Quraanka Qariimka oo Muddo sanad ku dhaw socday ayaa lagu qabtay masjid kuyaala degmada Baraawe ee Shabeelaha Hoose.

Munaasabada waxaa kaqeybgalay Sheekh Maxamed Abuu Cabdala waaliga shabeelaha Hoose iyo Culimada Diinta islaamka.

Sheekh Xasan Takar oo kasoo haajiray Dalka Britain ayaa Baraawe ku dhameeyay sharaxaada Tafsiirka Quraanka kariimka.

Sheekh Maxamed Abuu cabdala oo goobta ka hadlay wuxuu sheegay mujaahidiinta Soomaaliya waxay usocdaan ay tahay hirgalinta iyo isku xukunka kitaabka Quraanka kariimka balse gaalado ay doonayaan in aduunka lagu maamulo dimuqraadiyad iyaguna ay diideen.


wuxuu umadda muslimiinta ugu baaqay inay difaacaan kitaabka oo naf iyo maalba lagu bixiyo.

Dhageyso Kalimada Abuu Cabdala MP3.


Sheekh Xasan Takar oo xaflada hadal kajeediyay ayaa soo hadal qaaday xasuuqii maamulka Siyaad Barre kula kacay Culimo difaaceysa Quraanka kariimka.

Dhageyso Kalimada Sheekh Xasan Takar
MP3

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan


Related Items