Xukuumadda Dabadhilifka Nuuri Al-maaliki ee wadanka Ciraaq ayaa ku dhawaaqday howlgal ay ku doonayso in ay dib ugusoo ceshato magaalo istiraatiiji ah oo maalmo ka hor lagala wareegay.
Kumanaan katirsan ciidanka melleteriga Xukuumadda Baqdaad oo ay taageerayaan
maleeshiyaad shiico mutadawiciin ah ayaa kasoo dhaqaaqay magaalada Samaraa
waxayna isku dayeen in ay qabtaan wadada aadda dhanka magaalada Tikriit.
Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay
kadib ay ciidamada mujaahidiinta dowladda Islaamiga ah (ISIS) ugu suurtagashay
in ay iska caabiyaan weerarka lagusoo qaaday.
Saraakiil katirsan Dowladda Islaamiga ah waxay sheegeen in ay cagta mariyeen
kolonyo gaadiid ah oo isku dayayay in ay gudaha ugalaan magaalada Tikreet oo gacanta muslimiinta sunniga ah kujirta.
Shabakad soo tebisa kacdoonka sunniga Ciraaq ayaa xaqiijisay in laburburiyay 8
gaadiidka gaashaaman ah islamarkaana la hareereeyay cutubyo ciidanka Ciraaq
katirsan waxaana lafilayaa in ciidamadaasi ay dhanka mujaahidiinta isku dhiibaan.
Waa isku daygii ugu horreeyay oo xukuumadda Al Maaliki ay ku doonayso in ay dib
ugusoo ceshato magaalooyin ay mujaahidiinta ISIS ka qabsadeen horraantii bishan
June 2014.
Xoogaga ISIS Oo Boqolaal Askari Ku Dilay Duleedka Magaalada Tikriit.
Xukuumadda Dabadhilifka Nuuri Al-maaliki ee wadanka Ciraaq ayaa ku dhawaaqday howlgal ay ku doonayso in ay dib ugusoo ceshato magaalo istiraatiiji ah oo maalmo ka hor lagala wareegay.