Dhageyso:Sh.Jaamac Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Isku Hayaan Iyaga Iyo Wadaada Xumayaasha Shisheeyaha Taageera.

Monday March 23, 2015 - 20:24:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.9/5 Stars) Total Votes: 36
  • 5 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Jaamac Oo Ka Hadlay Qodobada Ay Isku Hayaan Iyaga Iyo Wadaada Xumayaasha Shisheeyaha Taageera.

    Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa si faahfaahsan uga hadlay qodobada ay isku hayaan iyaga iyo wadaadaha shisheeyaha taageera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ayaa si faahfaahsan uga hadlay qodobada ay isku hayaan iyaga iyo wadaadaha shisheeyaha taageera.

Afar qodob oo kamid ah kuwa ugu waaweyn ee la isku hayo ayuu sheekhu ka hadlay waxaana kamid ah xukunka qofka ridooba ee gaalada safkeeda soo gala, kan ummada ku dhaqan qawaaniinta gaalada halkii lagu dhaqmi lahaa sharciga Allaah, Dimuqraadiyadda iyo kuwa kale.

Haddaba Sheekh Jaamac ayaa arimahan u milicsaday hab sharci ah isagoo soo bandhigaya adillooyin iyo tusaalooyin uu ku muujinayo waxa maanta adduuka ka dhacay ee ka dhashay Dimuqraadiyadda.



Halkan ka degso Wareysiga MP3

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items