4 Katirsan Ciidamada AMISOM oo Lagu Dilay Qaraxyo Lagula Beegsaday Magaalada Marka.

Sunday March 29, 2015 - 17:55:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    4 Katirsan Ciidamada AMISOM oo Lagu Dilay Qaraxyo Lagula Beegsaday Magaalada Marka.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xooggan oo maanta barqadii ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo xooggan oo maanta barqadii ka dhacay magaalada Marka ee xarunta gobolka shabeelaha Hoose.

Wararka ka imaanaya shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in sedax qarax oo is xigxigay gudaha magaalada Marka lagu helay kolonyo gaadiid ah oo ay la socdeen ciidamada Burundi ee qeybta ka ah soo duulayaasha AMISOM.

Goob joogayaal ayaa sheegay in laba gaari nuuca Taawga loo yaqaan ay gubteen qaraxyada lala helay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in 4 askari oo ciidanka Burundi katirsan ladilay 8 kalane dhaawacyo halis ah soo gaareen,magaalada Marka ayaa kamid ah deegaannada iska caabinta adag kala hor tegay shisheeyaha Soomaaliya kusoo duulay.

Related Items