Akhriso Casharka 1-aad:Wax ka baro Technology-yadda oo la jaanqaad dunida horumartay W/Q Eng.Cadnaani Yare

Sunday March 29, 2015 - 18:58:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.5/5 Stars) Total Votes: 2
  • 6 0
  • Share via Social Media

    Akhriso Casharka 1-aad:Wax ka baro Technology-yadda oo la jaanqaad dunida horumartay W/Q Eng.Cadnaani Yare

    Bismillahi Raxmaani Raxiim.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bismillahi Raxmaani Raxiim.

Mahad oo dhan Alle ayaa iga mudan, Naxaris iya Nabadgelyo Nabi Muxamed korkiisa ha ahaato.

Maxaad sameynaysaa haddii uu kaa dhaco Windows 7?

 Intaa kadib Haddii aad isticmaalaysid Windows7, oo uu Computerkaaduna ku xiranyahay Internet-ka, waxaa dheceyso in la ogaado in Nuskhada aad isticmaalaysid aynan Original ahayn.



Sidaa aawadeed waa lagaa xiri doonaa Windows-ka, waxaana dheceysa in marki aad Computerkaada soo shido aad aragtid shaashadda hoose, Computerkaadana kama bedeli kartid Backgroud-ga ama sawirka shaashadda kuu saran, shaashaduna waxay noqonaysaa madow:

http://wata.cc/up/2015/03/images/w-33a0d00082.jpg

Hadaba si aad mushkiladaan u xaliso waxaad ubaahantahay in aad soo degsato softwares-ka lagu furo, oo kala ah.

1. Windows7 Genuine "Remove Wat”

2. Windows7 Loader

Waxaad u baahantahay labadaan software midkood, Link-gan hoose ka degso softwarea-k oo Winrar ku duuban.

https://www.sendspace.com/file/lrvnn5

marki aad lasoo degtid ka saar Winrar-ka.

1. Si aad u isticmaaleysaa Windows7 Genuine "Remove Wat”

. fur folder-ka uu ku jiro

. la jeer riix Windows 7 Genuine.exe

. waxaa kuu furmaya shaashaddaan

http://wata.cc/up/2015/03/images/w-a260242ed9.jpg

. dooro Remove Wat, kadibna udir restart haddii uu kaa codsado.

2. Si aad u isticmaaleysaa Windows7 Loader

fur folderka, kadibna dooro windows loader, kana dooro INSTALL
http://wata.cc/up/2015/03/images/w-471bbb12fa.png

Haddii Restart uu kaa codsadana udir.

W/Q ENG.CADNAANI YARE

Lasoco Q.2-aad Insha'allaah

Related Items