Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada ciidamada Shisheeye ee Deegaanada Siinka dheer iyo Kudhaa.

Monday March 30, 2015 - 09:35:25 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Lagu Qaaday Saldhigyada ciidamada Shisheeye ee Deegaanada Siinka dheer iyo Kudhaa.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ka dhaceen deegaan ay ku sugnaayeen maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ka dhaceen deegaan ay ku sugnaayeen maleeshiyaad taabacsan DF-ka.

Xalay fiidkii ayay ciidamada mujaahidiinta Al Shabaab weerar socday muddo ku dhaw saacad waxay ku qaadeen saldhig ay maleeshiyaadka DF-ka ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay maqlayeen rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay iyo madaafiicda garbaha laga gemo oo mujaahidiintu ku garaacayeen saldhigga Siinka dheer.

Dhinaca kale ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga Jubbooyinka ayaa weerar ku qaaday deegaanka Kudhaa oo ay ku suganyihiin ciidamo katirsan gumeysiga Kenya.

Related Items