Mujaahid Soomaali ah oo Ku Shahiiday Dalka Suuriya isagoo Ka Barbar Dagaalamaya Jabhadda Al Nusrah..

Monday March 30, 2015 - 09:50:34 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Mujaahid Soomaali ah oo Ku Shahiiday Dalka Suuriya isagoo Ka Barbar Dagaalamaya Jabhadda Al Nusrah..

    Dagaalkii cuslaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Idlib ee wadanka Suuriya ayaa lagu dilay mujaahid soomaali ah oo muddo sanada ah ka jihaadayay wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaalkii cuslaa ee dhawaan ka dhacay magaalada Idlib ee wadanka Suuriya ayaa lagu dilay mujaahid soomaali ah oo muddo sanada ah ka jihaadayay wadankaasi.

Wararka Suuriya ka imaanaya ayaa xaqiijinaya in uu shahiiday Abuu Khaalid Alsoomaali oo kamid ahaa dhalinyarada muslimiinta ee ka tegay dalka Ingiriiska waxaana lagu dilay dagaal malxamad ahaa oo mujaahidiinta Jabhadda Al Nusrah iyo xoogaga Kacdoonka Suuriya ku furteen Idlib.

Ragga firfircoon ee soo tebiya kacdoonka Suuriya ayaa baraha bulshada ku xaqiijiyay istish-haadka Abuu khaalid Alsoomaali oo ahaa mujaahid ku sifoobay akhlaaq wanaag iyo geesinimo dheeri ah.


Abuu Khaalid ayaa goob joog usoo noqday dagaallo dhowr ah oo mujaahidiintu Suuriya kula galeen nidaamka dabadhilifka Bashaar Al-asad madaxda ka yahay wuxuuna katirsanaa Jabhadda Alnusrah ee xariirka la leh Urur weynaha Al Qaacidda.

Tobaneeyo dhalinyaro soomaali ah oo ka tegay wadamada reer galbeedka ayaa ka dagalamaya Suuriya iyo Ciraaq,sanaddii lasoo dhaafay ayay shahiideen ku dhawaad 30 kamid ah dhalinyaradaasi iyagoo ka barbar dagaalamayay dowlada islaamiga ah.

Related Items