Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Jubbada Hoose iyo Shabeelaha Hoose.

Sunday June 29, 2014 - 10:51:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dagaallo Ka Dhacay Deegaanno Katirsan Jubbada Hoose iyo Shabeelaha Hoose.

    Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weeraro xooggan saacadihii lasoo dhaafay lagu qaaday saldhigyada ciidamada AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in weeraro xooggan saacadihii lasoo dhaafay lagu qaaday saldhigyada ciidamada AMISOM.
Ciidamada mujaahidiinta wilaayada islaamiga shabeelaha Hoose ayaa xalay fiidkii weeraray saldhigga ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ku leeyihiin deegaanka Ceelgarruun ee duleedka Muqdisho.

Sidoo kale dagaal ku dhawaad hal saac socday ayaa ka dhacay deegaanada Salaaxudiin iyo Ceeljaalle  duleedka magaalada Marka.

Dhinaca kale ciidamada mujaahidiinta wilaayada Jubbooyinka ayaa xalay fiidkii weerar ku qaaday saldhig ciidamada Siiraaliyoon ka joogaan tuulada Qooqaani.


Liibaan Jeexoow Cabdi

SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]


Related Items