Ciidamada Al Shabaab oo Gacanta ku Haya Dhismaha Jaamacadda Gaarisa iyo Dhimashada oo 150 Garatay.

Thursday April 02, 2015 - 19:24:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3885
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Al Shabaab oo Gacanta ku Haya Dhismaha Jaamacadda Gaarisa iyo Dhimashada oo 150 Garatay.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan dhaliyay oo saaka aroortii hore ka bilaawday magaalada Gaaris ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar khasaara badan dhaliyay oo saaka aroortii hore ka bilaawday magaalada Gaaris ee dhulka Soomaalida Kenya gumeysato.

Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa wali gacanta ku haya xarunta dhimaha jaamacadda Gaarisa halkaasi oo ay ku laayeen tobaneeyo qof oo Nasaara ah.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in dhimashada dadka Jaamacadda lagu dhax dilay ay gaarayaan 150 halka banaanka jaamacadda laga qaaday meydadka dad kabadan 30 qof.

Rasaas xooggan iyo qaraxyo ayaa caawa maqribkii laga maqlayay gudaha magaalada Gaarisa,kumanaan katirsan ciidanka booliska iyo kuwa melleteriga Kenya oo Gaarisa soo gaaray ayaa ku guul darreystay in ay badbaadiyaan dadka Nasaarada ah ee gudaha jaamacadda lagu gumaadayo.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items