Sh.Cali Dheere "Kenya way iska indha tirtay wixii aan u sheegeynay, balse ficil ayaa ugu bedelnay" Dhageyso.

Thursday April 02, 2015 - 19:46:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.1/5 Stars) Total Votes: 48
  • 3 4
  • Share via Social Media

    Sh.Cali Dheere "Kenya way iska indha tirtay wixii aan u sheegeynay, balse ficil ayaa ugu bedelnay" Dhageyso.

    Shir Jaraa'id oo uu qabtay Sheekh Cali dheere Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayuu si faah faahsan uga hadlay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee magaalada Gaarisa ka dhacay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Jaraa'id oo uu qabtay Sheekh Cali dheere Afhayeenka xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayuu si faah faahsan uga hadlay howlgalkii khasaaraha badan dhaliyay ee magaalada Gaarisa ka dhacay.

Sheekh Cali Dheere ayaa ciidamada mujaahidiinta ee howlgalka fuliyay ugu hambalyeeyay sida geesinimada leh oo ay uga farxiyaan shacabka muslimiinta ee ciidanka Kenya gummaadka ku hayaan.

Wuxuu sheegay in dowladda Kenya ay iska dhega tirtay dhammaan digniinihii ay mujaahidiintu ujeediyeen oo ahaa in duullaanka gardarrada ah ay ka joojiyaan shacabka soomaaliyeed sidaasi daraadeedna shabaabul Mujaahidiin ay digniinihii ubedeshay Ficil.


"Kenya waxa ay gashay waa  wax aad u adag oo ay aqoonteeda laheyn digniinihii aan ujeedinay dhegaha ayay ka furaysatay maantana mujahidiintu ficil ayay ugu bedeleen"ayuu yiri Sheekh Cali Dheere.

Halkan ka dhageyso Shirka Jaraa’id ee Sh.Cali Dheere MP3

Xigasho:idaacadda Andalus

Related Items