Sawirro+Codad:Maxaa Sababay in Al Shabaab ay Weerarto Jaamacadda Magaalada Gaarisa?

Friday April 03, 2015 - 20:14:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro+Codad:Maxaa Sababay in Al Shabaab ay Weerarto Jaamacadda Magaalada Gaarisa?

    Jawaab celinno kala duwan ayaa laga bixiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee lagu qaaday dhismaha jaamacadda weyn ee magaalada Gaarisa dhulka soomaalida NFD ee Kenya gumeysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jawaab celinno kala duwan ayaa laga bixiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee lagu qaaday dhismaha jaamacadda weyn ee magaalada Gaarisa dhulka soomaalida NFD ee Kenya gumeysato.

Siyaasiyiin ku sheegyo soomaali ah oo uu ugu horreeyo Xasan Gurguurte hoggaamiyaha dowlada Federaalka ayaa ka hadlay weerarka Gaarisa isagoo ku tilmaamay fal argagaxiso oo aan la aqbali Karin!.

Weerarkii Gaarisa iyo kuwa badan oo Kenya ka dhacay ayaa la rumeysanyahay in ay aargud u yihiin duullaanka gardarrada ah ee ciidanka Kenya ku qaadeen shacabka soomaaliyeed ee Muslimka ah.

kuwa uceynsan xabashida Itoobiya iyo gumeystaha Kenya ayaa ku afgubaadsada "Argagaxisa Shabaab waxay weerartay dad rayid Kenyan ah waan cambaaraynaynaaā€™!!.


Dr.xanafi oo kamid ah aqoonyahanada soomaaliyeed ayaa tacliiqiyay weerarkii Gaarisa iyo waxa Al Shabaab ku riixay in ay gasho xarun jaamacadeed oo arday Kenyan ah wax ku baranayeen.

Wuxuu sheegay in Al Shabaab ay qaateen tallaab aargud ah oo u dhigantay tasarufaadka ciidanka Kenya ee Soomaaliya.

"Ciidamada Kenya markii ay Kismaayo qabsadeen waxay galeen dhismaha jaamacadda Kismaayo iyagoona kala eryay ardaydii iyo macalimiintii ugu dambeyntiina saldhig melleteri ayay jaamacadda ka dhigteen,maanta mujaahidiinta Al Shabaab hadday Jaamacadda Gaarisa weerareen oo ay laayeen ardaydii Kenyanka ahaa waa aargud yar ayaan dhihi karnaaā€¯ayuu yiri Dr Xanafi.

Halkan ka dhageyso Dr Xanafi oo weerarka Gaarisa ka hadlaya MP3

Dabayaaqadii sanaddii 2012 ayay ciidanka gumeysiga Kenya cirka iyo dhulka ka duqeeyeen magaalada Kismaayo iyagoona xasuuq bahalnimo ah kula kacay carruur iyo Haween balse falkaasi ma ahan Argagaxiso!!.

Akhristoow si laabtaadu ugu qaboowdo wixii Gaarisa ka dhacay bal nala daawo xasuuqii Kenya ee shacabka kismaayo 2012.
Embedded image permalink
Embedded image permalink
Embedded image permalink

Related Items