Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Weerarkii Jaamacadda Gaarisa iyo Xasuuqa Kenya ku heyso Shacabka Soomaaliyeed.

Friday April 03, 2015 - 20:51:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 2 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo lagu Falanqeeyay Weerarkii Jaamacadda Gaarisa iyo Xasuuqa Kenya ku heyso Shacabka Soomaaliyeed.

    Barnaamijka Diiradda Jimcaha waa barnaamij Todobaadle ah, waxaana lagu soo qaataa hadba qodobka ugu xiisaha badan ee ka taagan dalka iyo dibadda intuba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waa barnaamij Todobaadle ah, waxaana lagu soo qaataa hadba qodobka ugu xiisaha badan ee ka taagan dalka iyo dibadda intuba.

Totobaadkan waxaan Barnaamijka Diiradda Jimcaha uga hadlaney Faragelinta Kenya ee Soomaaliya, iyo jawaabta Mujaahidiinta, waxaana barnamijka marti ku ahaa Marti sharaf dalka iyo dibadaba ku sugan.

Halkan ka dhageyso barnaamijka Diiradda Jimcaha

Related Items