G/lle Max'med Ganeey oo Lagu Dilay Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday April 05, 2015 - 12:00:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 0 2
  • Share via Social Media

    G/lle Max'med Ganeey oo Lagu Dilay Degmada Wadajir Ee Magaalada Muqdisho.

    Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilalka ka dhanka ah saraakiisha dowladad Federaalka waxay kasii socdaan degmooyinka gobolka Banaadir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli ammaanka magaalada Muqdisho uu faraha kasii baxayo ayay dilalka ka dhanka ah saraakiisha dowladad Federaalka waxay kasii socdaan degmooyinka gobolka Banaadir.

Warark ka imaanaya degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rag hubeysan ay deegaanka Madiina ku dileen sarkaal sare oo katirsanaa melleteriga DF-ka.

Goob joogayaal ayaa sheegay in xoogaga hubeysan ay xaafadda Nasteexo ku dileen sarkaal lagu magacaabi jiray Max’med Ganeey oo darajadiisa ciidan aheyd G/lle dhexe.

Raggii dilka geystay ayaa si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqay mana jirin cid dabagal ku sameysay ragga sarkaalka dilay.

Related Items