Daawo:Weerarkii Magaalada Gaarisa oo Fadeexad Ku Noqday dowladda Kenya Awoodda Al Shabaabna Banaanka Soo Dhigay.

Sunday April 05, 2015 - 07:10:13 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.8/5 Stars) Total Votes: 33
  • 2 3
  • Share via Social Media

    Daawo:Weerarkii Magaalada Gaarisa oo Fadeexad Ku Noqday dowladda Kenya Awoodda Al Shabaabna Banaanka Soo Dhigay.

    Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Gaarisa ayaa soo jiitay indhaha caalamka marka loo eego warcelinnada laga bixiyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee khamiistii lasoo dhaafay ka dhacay magaalada Gaarisa ayaa soo jiitay indhaha caalamka marka loo eego warcelinnada laga bixiyay.

Xarakada Al Shabaab ayaa saacado gudahood jaamacadda Kismaayo ku dishay dad kabadan 150 qof oo badankood ahaa Nasaaro Kenyaan ah.

Telefeshinka Al Jazeera ee afka carabiga ku hadla ayaa warbixin uu diyaariyay ku sheegay in Awoodda shabaabul Mujaahidiin ee mandiqadda geeska Afrika ay soo jiidatay indhaha caalamka.

Hoos Ka Daawo warbixinta


Related Items