Sawirro:Mujaahidiinta Saynaa oo Gaadiid Gaashaaman Ka Furtay Melleteriga Masar.

Sunday April 05, 2015 - 10:31:24 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 41
  • 1 4
  • Share via Social Media

    Sawirro:Mujaahidiinta Saynaa oo Gaadiid Gaashaaman Ka Furtay Melleteriga Masar.

    Kadib dagaal culus oo duleedka magaalada Alcariish ee dalka Masar ku dhaxmaray mujaahidiinta wilaayada Saynaa iyo ciidanka melleteri Alsiisi ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay qabsadaan dhammaan goobihii lagu dagaalamay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kadib dagaal culus oo duleedka magaalada Alcariish ee dalka Masar ku dhaxmaray mujaahidiinta wilaayada Saynaa iyo ciidanka melleteri Alsiisi ayay mujaahidiinta ugu suurtagashay in ay qabsadaan dhammaan goobihii lagu dagaalamay.

Dagaal Khamiistii lasoo dhaafay dhacay ayaa markale banaanka soo dhigay taak darrida melleteriga masar ee inqilaabka ku qabsaday talada wadankaasi.

War rasmi ah oo kasoo baxay Jamaacada Ansaar Beytul Maqdis ee dowladda islaamiga ah ku biirtay ayaa lagu sheegay in 20 askari oo xukuumadda Alisiis katirsan lagu dilay weerarka.

Sawirro mujaahidiintu baraha Internetka ku faafiyeen waxaa kasoo muuqanayay gaadiid gaashaaman iyo saanado hub ah oo ay dagaalka ku qaniimeysteen.


Markii ugu horraysay waxaa fagaara dagaal kasoo muuqday Hoggaamiye Kamaal calaam oo dowladda Masar ay horay u sheegtay in lagu dilay howgal ka dhacay isla gobolka Saynaa.


image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image

image


Related Items