Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Xarun Fisqi oo Nigeria Kutaal.

Sunday June 29, 2014 - 17:39:53 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 5
  • 3 2
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara Badan Dhaliyay Oo Ka Dhacay Xarun Fisqi oo Nigeria Kutaal.

    Wararka ka imaanaya wadanka Nigeria ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday magaalo dhacd Waqooyiga wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya wadanka Nigeria ayaa sheegaya in weerar khasaara badan dhaliyay lagu qaaday magaalo dhacd Waqooyiga wadankaasi.

Ugu yaraan 11 qof ayaa dhimatay kadib markii qarax lala helay xarunta shirkad soo saarta Filimada Fuxshiga Jinsiga oo caan ka ah wadanka Nigeria.

Goob Joogayaal ayaa sheegay in burbur xooggan uu gaaray dhismaha fuxshiga oo xiligaasi ay ku aruursanaayeen dumar Nasaara ah oo jirkeeda ka ganacsada.

Muuqaallo lagasoo qaaday goobta qaraxu waxaa ka muuqanayay burbur xooggan oo gaaray dhismaha,gobolka Buuji ee dhaca waqooyiga wadankaasi ayaa kusoo biiray goobaha ay ka dhacaan weerarada Mujaahidiinta.

Xukuumadda dabadhilifka Abuuja ayaa weerarkaasi ku ee daysay jamaacada Ahlusuna lidacwatil Waljihaad ee reer galbeedku u yaqaanaan Boko Haram.

Related Items