Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee Degmada Ceelbuur Gobolka Galguduud.

Tuesday April 07, 2015 - 08:03:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidanka Itoobiya ee Degmada Ceelbuur Gobolka Galguduud.

    Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaan Gobolka katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Galguduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in dagaallo culus ay saacadihii lasoo dhaafay ka dhaceen deegaan Gobolka katirsan.

Xalay fiidkii ayay ciidamada shabaabul Mujaahidiin weerara qorshaysan ku qaadeen saldhigyada ciidamada Xabashida Itoobiya ee gudaha iyo hareeraha degmada Ceelbuur.

Dad ku sugan deegaanada ku dhaw Ceelbuur ayaa warbaahinta u sheegay in ay maqlayeen hugunka rasaasta iyo madaafiic  is dhaafsanayeen ciidamada muslimiinta iyo xabashida Itoobiya.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in ciidamada mujaahidiintu ay Itoobiyaanka ka saareen dhowr difaac balse markii dambe ayay dib ugasoo gurteen degmada Ceelbuur.

Ciidamada Itoobiya ayaa wajahaya iska caabin adag iyo go’doomin uga imaanaysa mujaahidiinta,Ceelbuur ayaa ah meesha kaliya ee cadawga Itoobiya uga suganyahay Galguduud.

Related Items