Xasan Sheekh "Darbiga Kenya Ka Dhisayso Xadka ay la wadaagto Soomaaliya waxba kama tari doono Weerarada Al Shabaab".

Tuesday April 07, 2015 - 20:00:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 45
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xasan Sheekh "Darbiga Kenya Ka Dhisayso Xadka ay la wadaagto Soomaaliya waxba kama tari doono Weerarada Al Shabaab".

    Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa markii ugu horraysay sheegay in Kenya aysan sugi Karin ammaanka gudaheeda isagoo walaac ka muujiyay weerarada ay shabaabul Mujaahidiin ka geystaan gudaha wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha dowladda Federaalka ayaa markii ugu horraysay sheegay in Kenya aysan sugi Karin ammaanka gudaheeda isagoo walaac ka muujiyay weerarada ay shabaabul Mujaahidiin ka geystaan gudaha wadankaasi.

Xasan Gurguurte ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Codka Mareykanka ku sheegay in dhismaha darbiga cusub ee madaxda Kenya qorshaynayso in ay ka hirgeliso xadka ay la wadaagto Soomaaliya uu yahay mid aan waxba soo kordhin Karin taasi bedelkeedna xaaladda sii xumeyn doono.

"Darbiga Cusub ee Kenya ka dhisayso xuduudada Soomaaliya waxba sooma kordhin karo sababtoo ah ficillada shabaab waa la yaqaan wayna sii wadi doonaan weeraradaā€¯ayuu yiri Xasan Gurguurte.

Hoggaamiyaha DF-ka ayaa muujiyay walaaciisa ku aaddan in xarakada Shabaab ay sii xoojiso weerarada ay ku qaadayso dowladaha ciidamadoodu kusoo duuleen Soomaaliya.

Related Items