Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada Itoobiya ee Degmada Qansaxdheere.

Wednesday April 08, 2015 - 11:51:18 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerar Lagu Qaaday Saldhigyada Ciidamada Itoobiya ee Degmada Qansaxdheere.

    Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ka dhaceen degmo ay xoog ku heystaan ciidamada Xabashida Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bay ayaa sheegaya in iska hor'imaadyo xooggan ka dhaceen degmo ay xoog ku heystaan ciidamada Xabashida Itoobiya.

Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa xalay saqdii dhexe weeraro ku ekeeyay saldhigyada ciidamada gumeysiga Itoobiya ku leeyihiin degmada Qansaxdheere.

Wariye ku sugan ayaa soo sheegay in gudaha degmada ay ka dagaalamayeen ciidamada muslimiinta ciidamada gumeysiga Itoobiya ayaa madaafiic ku garaacay xaafado katirsan Qansaxdheere kadib markii uu dagaalku soo gaba gaboobay.

Lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkii xalay ka dhacay degmada Qansaxdheere ee gobolka Bay,shacabka ku dhaqan gobollada Bay iyo Bakool iyo mujaahidiinta ayaa halgan sanado qaatay kula jira gumeystaha Itoobiya.

Related Items