Sh/Jaamac Oo Bogaadiyay Weerarkii Garisa Kana Jawaabay Tacsida Uu Diray Bashiir A/Salaad Dhageyso.

Wednesday April 08, 2015 - 12:18:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Sh/Jaamac Oo Bogaadiyay Weerarkii Garisa Kana Jawaabay Tacsida Uu Diray Bashiir A/Salaad Dhageyso.

    Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ee dalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay weerarkii ay mujaahidiintu ku qaadeen Kiristanka Kenya ee lagu beeray dhulka Soomaalida ee xoogga lagu heysto.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Jaamac Cabdisalaam oo kamid ah culimada diinta islaamka ee dalka Soomaaliya ayaa bogaadiyay weerarkii ay mujaahidiintu ku qaadeen Kiristanka Kenya ee lagu beeray dhulka Soomaalida ee xoogga lagu heysto.



Sheekha ayaa sheegay in Kenya ay dulmi kusoo gashay Soomaaliya iyadoo horeyna u gumeysaneysa dad muslimiin ah taasoo intaa kusii darsatay iney duqeyso marrasta iyo xoolaha gobolada Gedo iyo Jubooyinka.

Waxa uu sheegay in Allaah subxaanahu watacaalaa uu muslimiinta ku amray iney la dagaalamaan gaalada ayna ka dicaacdaan diintooda,naftooda, cirdigooda iyo maalkooda sidaa darteedna uu xaq yahay weerarka mujaahidiinta.



Waxa uu ka hadlay tacsida uu Kiristanka Kenya u diray hogaamiyaha Ictisaam Bashiir Axmad Salaad iyo wadaadaha lamidka ah ee dowladda u shaqeeya kuwaasoo uu ku tilmaamay iney ku xukun yihiin cidda ay la jaalka yihiin, ka damqanayaan oo ay tacsida u dirayaan.

Xigasho:idaacadda Alfurqaan

Related Items