AMISOM oo Gaari Gaashaaman looga Gubay Deegaanka Garasbaaleey Duleedka Muqdisho.

Wednesday April 08, 2015 - 20:45:46 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM oo Gaari Gaashaaman looga Gubay Deegaanka Garasbaaleey Duleedka Muqdisho.

    Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray weerar lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara xooggan ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray weerar lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho.

Wararka ka imaanaya deegaanka Garasbaaley ayaa xaqiijinaya in mid kamida gaadiidka gaashaaman ee ciidamada Shisheeye uu gubtay kadib markii qarax miino uu haleelay.

Goob joogayaal ayaa sheegay in miino dhulka lagu aasay ay burburisay gaari Taaw ah waxaana dhimasho iyo dhaawac noqday dhammaan ciidankii gaariga la socday.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dagaal dhan walba ah kula jira dhammaan ciidamada shisheeyaha Afrikaanta ah ee duullanka kusoo qaaday Soomaaliya.

Related Items