Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Uga Hadlay Askar Lagu Dilay Muqdisho iyo Arrimo Kale.

Sunday June 29, 2014 - 21:29:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.3/5 Stars) Total Votes: 3
  • 6 3
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sh.Abuu Muscab Oo Shir Jaraa'id Uga Hadlay Askar Lagu Dilay Muqdisho iyo Arrimo Kale.

    Afhayeenka ciidamada Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uu uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay oo ay ciidanka mujaahidiinta qaadeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Afhayeenka ciidamada Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab ayaa qabtay shir Jaraa'id oo uu uga hadlay weeraradii ugu dambeeyay oo ay ciidanka mujaahidiinta qaadeen.

Sheekh Abuu Muscab wuxuuu soo hadal qaaday dilal magaalada Muqdisho loogu geystay Askar katirsan Dowladda Federaalka xilli madaxda dowladdu ay sheegeen in ammaanka caasimadda la adkeeyay.

Halkan ka degso Shirka Jaraa'id Ee Sh.Abuu Muscab MP3


 

Related Items