Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Lacago Abaal Marin ah uballan qaadday qofkii soo dila Cali Cabdalla Saalax iyo Cabdi Maliki Al-xuuthi.

Thursday April 09, 2015 - 11:23:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 45
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Al Qaacidada Jaziiradda Carabta oo Lacago Abaal Marin ah uballan qaadday qofkii soo dila Cali Cabdalla Saalax iyo Cabdi Maliki Al-xuuthi.

    Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa ku dhawaaqay in lacago Malaayiin dollar ah ay hadiyad ahaan usiin doonaan ciddii disha ama qabata Cali Cabdalla Saalax hoggaamiyihii hore ee Yemen iyo Cabdi Malik Al-xuuthi hoggaamiyaha maleeshiyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mujaahidiinta Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa ku dhawaaqay in lacago Malaayiin dollar ah ay hadiyad ahaan usiin doonaan ciddii disha ama qabata Cali Cabdalla Saalax hoggaamiyihii hore ee Yemen iyo Cabdi Malik Al-xuuthi hoggaamiyaha maleeshiyada shiicada Xuuthiyiinta.

Bayaan rasmi ah oo kasoo baxay hoggaanka Al Qaacidada Jaziiradda Carabta ayaa lagu sheegay in sharta Yemen uu yahay Cali Cabdalla Saalax iyadoona qofkii soo dila abaalmarin ahaan loo siin doono 40 KG Dahab ah.

Al Qaacidda waxay sheegtay in Saalax uu yahay Ardayga iiraan islamarkaana uu isku dayayo in Yemen uu ka dhigo dowlad taabacsan shiicada.

Sidoo kale mujaahidiinta ayaa 40 KG dahab ah duldhigay madaxda maleeshiyada shiicada Xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka waaweyn ee Yemen.

Related Items