Daawo:Alkata'ib oo Soo Bandhigtay Raggii Fuliyay Weerarkii Dekadda Muqdisho 2011.

Thursday April 09, 2015 - 11:32:39 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.9/5 Stars) Total Votes: 32
  • 4 5
  • Share via Social Media

    Daawo:Alkata'ib oo Soo Bandhigtay Raggii Fuliyay Weerarkii Dekadda Muqdisho 2011.

    Mu'asasada AlKataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa soo saartay qeybtii Saddexaad ee silsiladda MInaddaakirah kaas oo ay ka soo muuqanayaan labadii halyeey ee fuliyey weerarkii lagu qaaday Dakada Magaalada M

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mu'asasada AlKataa'ib, Garabka Warbaahineed ee Xarakada Mujaahidiinta AlShabaab ayaa soo saartay qeybtii Saddexaad ee silsiladda MInaddaakirah kaas oo ay ka soo muuqanayaan labadii halyeey ee fuliyey weerarkii lagu qaaday Dakada Magaalada Muqdisho sanadkii 2011-kii, Iyadoona Halyeeyadu ay jeedinayaan Kalimaad Dhiiragelin ah.


Labadan Halyeey oo lagu kala magacaabo Shuceyb (Carab) iyo Cabdi Naasir (Cadnaan) ayaa la hadlaya guud ahaan dadka Soomaaliyeed iyo xitaa Waalidiintooda, Iyagoona ku boorinaya Muslimiinta in ay soo haleelaan sufuufta Istish-haadiyiinta.

Sidoo kale qeybta dambe ee Isdaarka waxaa ka soo Muuqanaya Istish-haadi Abuu Bakar Al-Ansaari oo ku shahiiday duqeyn mareykanka ay ka geysteen gudaha Soomaaliya sanadkii 2012-kii.

Hoos Ka Daawo Isdaarka



walaal3AbdiNasir2AbdiNasir3AnsariBrother1Brother1brother2Brother3Kataa'ibNASR1walaal1


Related Items