Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Degmada Tagyeegloow Ee Gobolka Bakool.

Thursday April 09, 2015 - 12:02:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Weerar Khasaara Dhaliyay oo Ka Dhacay Degmada Tagyeegloow Ee Gobolka Bakool.

    Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigga ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku qaaday gobolka Bay iyo Bakool.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in weeraro xooggan lagu qaaday saldhigga ciidamada Xabashida Itoobiya ee duullaanka ku qaaday gobolka Bay iyo Bakool.

Maanta barqadii ayay ciidamada muslimiintu weerar ku ekeeyeen saldhigyada ciidamada Itoobiya ee degmada Tayeegloow,ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in weerar kale oo duleedka degmadaasi ka dhacay lagu dilay mid kamida maleeshiyaadka DF-ka ee ciidamada Itoobiya ku wehliya duullaanka Bakool.

Wariye ku sugan Bay iyo Bakool ayaa soo sheegay in ciidamada shabaabul Mujaahidiin ay qori AK47 ah ka qaateen askari ay ku dileedka duleedka Tayeeglow iyagoona la wareegay in deegaankii lagu dagaalamay.

Gobollada Bay iyo Bakool ayaa safka hore uga jira halganka wax iska caabinta ah ee gumeystaha Afrikaanta soo duulayaasha ah ka dhanka ah.

Related Items