Hoggaamiyihii Jamaacada Ajnaad Masar oo Ku Shahiiday Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Al Qaahira.

Thursday April 09, 2015 - 20:15:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 40
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hoggaamiyihii Jamaacada Ajnaad Masar oo Ku Shahiiday Weerar Ka Dhacay Duleedka Magaalada Al Qaahira.

    War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta jamaacada Jihaadiga Ajnaad Masar ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka Amiirkii Jamaacada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay xafiiska warfaafinta jamaacada Jihaadiga Ajnaad Masar ayaa lagu xaqiijiyay istish-haadka Amiirkii Jamaacada.

Ajnaad Masar waxay sheegtay in iska hor’imaad ka dhacay magaalada Al Qaahira oo u dhaxeeyay ciidamada booliska xukuumadda Masar iyo Mujaahidiinta lagu dilay Sheekh Hammaam Caddiyah oo Majdudiin Almisry ku magac dheeraa.

"Umadda islaamka waxaan uga tacziyaynaynaa istish-haadka sheekha mujaahidka ah Hammaan Cadiyah kadib malxamad uu lagalay dawaaqiidda”ayaa lagu yiri bayaanka.

Mujaahidiinta Ajnaad Masar waxay ku dhawaaqeen in amiir cusub ay u doorteen sheikh Cizudiin Almisry,jamaacadaha jihaadiga Ajnaad ayaa kamid aheyd xoogaga islaamiga ah ee soo muuqday tan iyo markii uu dhacay inqilaabkii melleteri ee dhiigga badan ku daatay.

bayana

Related Items