Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Yemen Lagu Dilay iyo Ansaaru Shareecah oo Sheegatay.

Saturday April 11, 2015 - 07:00:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 35
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tobaneeyo Katirsan Maleeshiyaadka Xuuthiyiinta oo Yemen Lagu Dilay iyo Ansaaru Shareecah oo Sheegatay.

    Khasaara xooggan ayaa markale lagaarsiiyay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Yemen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara xooggan ayaa markale lagaarsiiyay maleeshiyaadka shiicada xuuthiyiinta ee qabsaday intabadan magaalooyinka waaweyn ee wadanka Yemen.


Wararka ka imaanaya gobolka Shabwah ee dhaca Koonfurta Yemen ayaa sheegaya in qaraxyo khasaara dhaliyay lagula eegtay maleeshiyaadka shiicada ah.

Goob joogayaal ayaa sheegay in gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu ku qarxay ku saldhigga booliska magaalada Beyxaan Wuxuu sababay dhimashada 40 katirsan maleeshiyaadka xuuthiyiinta.

War rasmi ah oo kasoo baxay mujaahidiinta Ansaaru shareecah ayaa lagu sheegay in camaliyad istish-haadi ah ay ku beegsadeen isku imaatinada shiicada ee magaalada Beyxaan ayna ku dileen tobaneeyo katirsan maleeshiyaadkaasi.


Gobolka Shabwah intiisa badan ayay wakiillada iiraan qabsadeen isbuucii lasoo dhaafay kadib dagaallo maalma qaatay oo ay lagaleen xoogaga qabaa’iillada iyo mujaahidiinta.

Related Items