Daawo:Xoogaga IS oo Dagaal Ku Qabsaday intabadan Magaalada Ramaadi iyo Maleeshiyaad Shiico ah oo lalaayay.

Saturday April 11, 2015 - 08:34:51 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo:Xoogaga IS oo Dagaal Ku Qabsaday intabadan Magaalada Ramaadi iyo Maleeshiyaad Shiico ah oo lalaayay.

    Ku dhawaad 100 katirsan ciidamada xukuumadda Shiicada Baqdaad iyo maleeshiyaad iiraan taabacsan ayaa lagu dilay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay galbeedka Ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku dhawaad 100 katirsan ciidamada xukuumadda Shiicada Baqdaad iyo maleeshiyaad iiraan taabacsan ayaa lagu dilay dagaallo culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay galbeedka Ciraaq.

 



Warark ka imaanaya magaalada Ramaadi ee xarunta gobolka Al-Anbaar ayaa sheegaya in weeraro is xigxigay oo ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ku qaadeen xaafado Ramaadi katiran ay sababtay dhimashada 78 askari halka mujaahidiintu ay qabsadeen dhammaan goobihii lagu dagaalamay.

Warbaahinta maxalliga ah waxay sheegtay in xoogaga IS ay ciidanka shiicada Ciraaq ku qasbeen dib ugurasho halka 45 askar iyo saraakiil ah ay maxbuus ahaan uqabsadeen.


Telefeshinka Aljaziira ayaa baahiyay in kolonyo gaadiid ah oo gurmad ahaan ugu sii socday Ramaadi dhammaan ay ugacan galeen xoogaga dowladda Islaamiga ah.


Hoos Ka Daawo


Related Items