Madaafiic Lagu Duqeeyay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka ee Magaalada Muqdisho.

Saturday April 11, 2015 - 21:27:08 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Madaafiic Lagu Duqeeyay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka ee Magaalada Muqdisho.

    Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa fiidkii madaafiic ku duqeeyay dhismaha wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa caawa fiidkii madaafiic ku duqeeyay dhismaha wasaaradda Gaashaandhigga DF-ka ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 10 madfac ayaa ku dhacdaygudaha wasaaradda oo ay deganyihiin saraakiil katirsan ciidamada shisheeyaha AMISOM iyo kuwa dowladda Federaalka.

Liibaan Jeexoow wariyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegay in xoogag taabacsan shabaabul Mujaahidiin ay duqeynta ku beegeen waqti saraakiil katirsan wasaaradda G/dhiigga DF-ka ay gaareen xarunta si ay uga qeyb galaan xaflad berri halkaasi ka dhici doonta

Related Items