Dhageyso:Ciidamo Ka Goostay Degmada Ceelbuur oo Ka Sheekeeyay Xaaladda Nololeed oo ay Ku Suganyihiin Ciidanka Itoobiya.

Saturday April 11, 2015 - 21:35:35 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Ciidamo Ka Goostay Degmada Ceelbuur oo Ka Sheekeeyay Xaaladda Nololeed oo ay Ku Suganyihiin Ciidanka Itoobiya.

    Degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud oo 12 bilood ay ku hareeraysanyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya waxaa lagasoo sheegayaa xaalad nolol xumo oo heysata gumeystaha iyo maleeshiyaadka la socday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud oo 12 bilood ay ku hareeraysanyihiin ciidamada Xabashida Itoobiya waxaa lagasoo sheegayaa xaalad nolol xumo oo heysata gumeystaha iyo maleeshiyaadka la socday.

6 katirsan Maleeshiyaadka Soomaalida ee amxaarada ku wehliyay duullaanka lagusoo qaaday Galguduud ayaa is lama filaan ah uga baxsaday Ceelbuur waxayna isku dhiibeen maamulka islaamiga shabaabul Mujaahidiin.

Maxkamadda islaamiga degmada Galhareeri ayaa soo bandhigtay maleeshiyaadka towbadkeenka ah waxayna ka sheekeen xaaladda nololeed ee magaalada kajirta.

20 soomaali ah ayaa Itoobiyaanka la socotay waxaana hadda Ceelbuur ku haray 14 maleeshiyaad ah oo xaaladooda nololeed laga dayrinayo.


Hoos Ka dhageyso wareysi ay maleeshiyaadkaasi towbadkeenka ah la yeelatay idaacadda Andalus

Related Items