Sawirro:IS oo Qabsaday Warshadaha Shidaalka Sifeeya Ee Ugu Wayn Wadanka Ciraaq.

Sunday April 12, 2015 - 08:53:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4398
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Sawirro:IS oo Qabsaday Warshadaha Shidaalka Sifeeya Ee Ugu Wayn Wadanka Ciraaq.

    Dowladda Islaamiga ah ayaa ku dhawaaqday in ciidankeedu qabsadeen intabadan warshadaha shidaalka sifeeya ee magaalada Beeji wadanka ciraaq.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Islaamiga ah ayaa ku dhawaaqday in ciidankeedu qabsadeen intabadan warshadaha shidaalka sifeeya ee magaalada Beeji wadanka ciraaq.




Kadib dagaallo culus oo ka dhacay duleedka magaaladaa Beeji ee wadanka ciraaq ayay ciidamada mujaahidiinta dowladda islaamiga ah ugu suurtagashay in ay qabsadaan warshadaha shidaalka sifeeya ee Ciraaq.

Wararka ka imaanaya gobolka salaaxudiin ayaa xaqiijinaya in ciidamada mujaahidiintu ay qabsadeen warshadaha shidaalka sifeeya ee ugu wayn wadanka ciraaq kadib markii ay adkaadeen ciidamada xukuumadda shiicada ee fadhigeedu yahay magaalada Baqdaad.



War rasmi ah oo kasoo baxay mujaahidiinta ayaa muslimiinta loogu bishaareeyay in warshadaha shidaalka Beeji cadawga laga xureeyay,sawirro internetka lagusoo bandhigay ayaa muujinayay saldhigyadii cadawga oo gubanaya gaadiid gaashaaman oo mujaahidiintu qaniimeysteen iyo mujaahidiinta oo dhax taagan bartamaha warshadaha shidaalka beeji.





















Related Items