Dhageyso:Sheykh Cali Jabal oo ka Hadley Weerarkii lagu qaadey Wasaaradda Gaashandhiga iyo dhacdooyin kale.

Sunday April 12, 2015 - 22:13:30 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheykh Cali Jabal oo ka Hadley Weerarkii lagu qaadey Wasaaradda Gaashandhiga iyo dhacdooyin kale.

    Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir Sheykh Cali Maxamed Xuseyn oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa ka hadley dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee magaalada Muqdisho iyo Weerarkii Guutada Madaafiicda ay ku qaadeen Wasaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Banaadir Sheykh Cali Maxamed Xuseyn oo wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa ka hadley dhacdooyinkii ugu dambeeyey ee magaalada Muqdisho iyo Weerarkii Guutada Madaafiicda ay ku qaadeen Wasaaradda Gaashandhiga.



Wuxuu sheegey iney sii socon doonaan Weeraradatan iyo inta shisheeyaha laga xoreynayo wadanka. sidoo kale wuxuu soo hadal qaaday Weeraradii dhawaanahan ka dhacayey magaalada Muqdisho.

Sheekh Cali ayaa waxa kale oo uu ka hadlay weerarkii Mujaahidiintu ku qaadeen Jaamacadda Gaarisa, islamarkaana ay ku dileen in ka badan 200 inkastoo ay Kenya sheegatay 147,wuxuuna ragii fuliyey Weerarkaas uu Allah kaga baryey inuu ka aqbalo Camalkooda.



Wuxuu sidoo kale Shiikhu Si sharci ah ugu jawaabey qaar kamid ah Culimada gaalada taageersan, kuwaas oo dhaleecayey Weerarka Mujaahidiinta.

Related Items