Dhageyso:Sheekh Cali dheere oo faafaahiyey Weerarkii Wasaaradda Waxbarashada,digniin culusna jeediyey.

Wednesday April 15, 2015 - 09:49:43 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 36
  • 1 5
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Sheekh Cali dheere oo faafaahiyey Weerarkii Wasaaradda Waxbarashada,digniin culusna jeediyey.

    Sheykh Cali Maxamuud Sheykh dheere Afahayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa ka hadley Weerarkii Maanta ay Mujaahidiintu ku qaadeen Wasaaradaha wax barashada iyo batroolka ee DF.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheykh Cali Maxamuud Sheykh dheere Afahayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo Wareysi gaar ah siiyey Idaacadda Islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa ka hadley Weerarkii Maanta ay Mujaahidiintu ku qaadeen Wasaaradaha wax barashada iyo batroolka ee DF.



Shiikh Cali dheere ayaa ka hadley Ujeedka ay ka lahaayeen Weerarkaas, iyo Khasaaraha soo gaarey dowladda iyo shisheeyaha usoo gurmaday.

Afahayeenka wuxuu sidoo kale digniin u diray wasaaradda wax barashada ee dalka keentay manaahij liddi ku ah diinta islaamka sidoo kalana marin habaabinaya taariikhda.

Si lamid ah wuxuu digniin u jeediyay dadka la shaqeeya wasaaradaasi iyo kuwa loo diyaarinayo iney imtixaanada dugsiyada sare si khasab ah u qaadaan. Ugu dambeyn Shiikh Cali dheere wuxuu la haldey dadka Muslimiinta ah , wuxuuna ugu baaqay mar kale iney ka fogaadaan xarumaha bar tilmaameedka ah e dowladda iyo shisheeyaha.

Halkan ka degso Wareysiga MP3

Related Items