Mareykanka oo 50 Sanadood Kadib Cunaqeybtii Saarneed Ka Qaaday Dowladda Kuba.
-

(Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
- 0 0
-
Share
Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay in uu caadiyeeyay xiriirkii kala dhaxeeya dowladda Kuba ee dhacda qaaradda America.
Obama ayaa hadalkan sheegay kadib kulan uu la qaatay madaxweynaha Kuba Ra’ul,xukuumadda
Washington waxay xaqiijisay in Hafana ay ka qaatay cunaqatayntii saarneed wax
ku dhaw nus qarni oo xiriirka labada dal uu xumaa.
Mareykanka ayaa sidoo kale sheegay in liiska dowladaha gabaadka siiya waxa
loogu yeeray argagaxisada laga saaray dowladda Kuba,sanaddii 1982 ayuu
Mareykanku Kuba ku diray liiska dowladaha Argagaxisada taageera.
Wariyaasha ayaa soo sheegaya in dib usoo laabashada xiriirka Kuba iyo
Mareykanka uu salka ku hayo sidii labada dhinac isaga kaashan lahaayeen
ladagaalanka muslimiinta.