Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Eegtay Duleedka Magaalada Kismaayo.

Wednesday April 15, 2015 - 21:45:15 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaraxyo Khasaara Dhaliyay oo Ciidanka Kenya Lagula Eegtay Duleedka Magaalada Kismaayo.

    Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidamada gumeysiga Kenya kasoo gaaray qaraxyo xooggan oo lagula eegtay duleedka magaalada Kismaayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara xooggan ayaa maleeshiyaadka Axmed Madoobe iyo ciidamada gumeysiga Kenya kasoo gaaray qaraxyo xooggan oo lagula eegtay duleedka magaalada Kismaayo.

Wararka ka imaanaya Tuulada Buula Guduud ayaa sheegaya in laba qarax lala helay saldhig ay ciidanka Kenya ku leeyihiin dacalka bari ee tuulada waxaana jira dhimasho iyo dhaawac cadawga soo gaaray.

Daqiiqado kadib ayuu qarax qabsaday maleeshiyaad katirsan kuwa maamulka Axmed Madoobe xilli ay gaadiidka dadweynaha lacaga baad ah uga qaadayeen bar koontarool.

Wariye ku sugan Jubbooyinka ayaa soo sheegay in sedax katirsan ciidamada Axmed Madoobe ladilay halka aan la ogeyn khasaaraha gaaray gumeystaha Kenya balse diyaarad nuuca qumaatiga ukacda ah ayaa kusoo degtay Buula Guduud iyadoona qaaday dhimasho iyo dhaawac ciidanka gaaray.

Related Items