Dhageyso:Mujaahidiinta Oo Dhulka Soo Dhigay Diyaarad Saad Usidday Ciidanka Itoobiya Ee Ceelbuur Ku Sugan.

Monday June 30, 2014 - 13:18:29 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Mujaahidiinta Oo Dhulka Soo Dhigay Diyaarad Saad Usidday Ciidanka Itoobiya Ee Ceelbuur Ku Sugan.

    Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa u dhawaaqay in ciidanoodu dhulka soo dhigeen diyaarad Melleteri.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sawir Tusaale ah/diyaarad Suuriya kusoo dhacday
Sheekh C/Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa u dhawaaqay in ciidanoodu dhulka soo dhigeen diyaarad Melleteri.


Abuu Muscab oo shir Jaraa’id qabtay ayaa xaqiijiyay in duleedka degmada Ceelbuur ee gobolka Galguduud ay kusoo rideen diyaarad nuuca xamuulka ah oo saad ciidan ugeyn jirtay ciidamada gumeysiga Itoobiya ee ku sugan Hiiraan iyo Galguduud.

Wuxuu sheegay in ciidamada mujaahidiinta ee hareereynta ku haya Ceelbuur ay diyaaradda waxyeello xooggan gaarsiiyeen kadibna ay ku dhacday qeybo katirsan wilaayada Galguduud.



Halkan ka degso Shirka Jaraa'id Ee Abuu Muscab MP3

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo,Muqdisho

[email protected]

Related Items