XMSh ayaa Faah Faahin ka Bixisay Howl Galkii Lagu Gubay Gaadiidka Dagaalka Laguna Laayay Askarta Amisom.

Sunday April 19, 2015 - 18:38:55 in Wararka
  • Visits: 3250

Afhayeenka ciidanka XMSh Sh cabdul Casiis Abuu Muscab oo wareysi siinayay idaacadda Islaamiga Andalus ayaa sheegay in howl galkii maanta ciidanka Mujaahidiinta ay u dhigeen kolonyo gaadiid ah oo kasoo baxay garoonka Balli doogle gurmadna u sida ciidan kale,dagaal culusna waxa uu ku qabsaday intii ay kusoon jireen wadada.

Mar wax laga weydiiyay qasaaraha  ciidanka gumeystaha ku gaaray howl galka ayuu ku sheegay inay gubeen 2 gaari oo midkood uu ahaa Taaw Iyo gaari booyad ah,waxa uu sii raaciyay in dagaalka ay ku dileen 21 askari oo 16 ka mid ah ay jiiteen ciidanka Gumeystaha halka 5 tii soo hartayna ay gacanta ku hayaan mujaahidiinta.

"Anaga ayaa hayna meydadka Kuffaarta waxaana geynay meel ammaan ah hadii aan rabno waxaan usoo bandhigeynaa saxaafadda hadii kalana Illeen gaaladu xurmo malahane waxaan siineynaa Eeyaha"ayuu sii raacsaday hadalkiisa.


Dhageyso Wareysiga Sh Cabdul Casiis Abuu Muscab.

Related Items