Weeraro Hor leh oo Ciidanka DF-ka loogu geystay Magaalada Muqdisho.

Tuesday July 01, 2014 - 07:55:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Hor leh oo Ciidanka DF-ka loogu geystay Magaalada Muqdisho.

    48-kii saacadood ee lasoo dhaafay ayay weeraro kala duwan ka dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxaana weeraradaasi lala eegtay askar iyo saraakiil Dowladda Federaalka katirsan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

48-kii saacadood ee lasoo dhaafay ayay weeraro kala duwan ka dhaceen xaafado katirsan magaalada Muqdisho waxaana weeraradaasi lala eegtay askar iyo saraakiil Dowladda Federaalka katirsan.

Xalay fiidkii ayaa qaraxyo laga maqlay xerada Guulwadayaasha oo saldhig u ah ciidamo katirsan Melleteriga Dowladda Federaalka sidoo kale weerar hubeysan ayaa ka dhacay agagaarka warshadda biyaha Caafi ee wadada Warshadaha.

Weerar kale oo degmada Shibis ka dhacay waxaa lagu dilaycSarkal katirsanaa wasaaradda gaadiidka DF-ka ,Xarakada Al Shabaab ayaa ka run sheegtay goodiskeedi ahaa in ay xoojinayso weerarada inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramaadaan.

Related Items